Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay iyo arin cusub oo kusoo korortay

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaaraha Xukuumada xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xiligan waxaa u dhaxeeya khilaaf saameyn ku yeeshay doorashada iyo amniga guud ee dalka. Labadan masuul oo mar ahaa saaxiibo aad isugu dhaw ayaa hada u muuqda kuwa siyaasad ahaan kala tagay, waxaana mid walbo gaarayaa … Continue reading Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay iyo arin cusub oo kusoo korortay